Wednesday, January 19, 2022

AKHRINTA BUUGAAGTA

Waxaa xaqiiqo ah in akhrinta buugaagta ay ballaarinayso ama hormarineyso maskaxdaada. Maskaxda waa muruq Waxayna u baahan tahay jimicsi. Sidoo kale akhrintu waxey hormarineysaa ereyadaada, xirfadahaaga si hufan oo ka muuqasho leh bulshada dhaxdeeda. Mawduuca ugu muhiimsan ee loo tixgeliyo inuu yahay akhristu waa akhrinta buugaagta. Wax akhrisku wuxuu kor u qaadaa meeqaamka uu qofku bulshadiisa ku dhex-leeyahay, waayo qofku wuxuu bulshadiisa la wadaagaa waa wixii uu ka helay Buugtii uu soo akhristay.

15 kan buug muhiim bay u yihiin horumarkaaga.waxaanan u arkaa muhiim aad ah.
Ma jiraan buugtan mid ka mid ah oo aad akhriday?
Cidii jecel inay akhrido 15 kan buug ka lana baxdo wixii horumar u leh naftaada
Waxaan idinla wadaagi doonaa iyagoo PDF ah
Qofkii jecel Email kiisa hoos haygu reebo.

Waxaa Soo u ruuriyey| Mouktar Egal

















No comments:

Post a Comment

WARBIXIN KOOBAN OO QIIMO BADAN KALABAYDH -WAJAALE SECTION OF BERBERA CORRIDOR ROAD

Maansha Allah Kalabaydh-Wajaale Section of the Berbera Corridor Road Project. Qaybtani waxay ka koobantahey. 1.16.5 km oo wado ah 2. 5 Pipe...